Qeexid
"Deyl ilaa caloosha gaarta oo iduhu yeeshaan."
"Deyl ilaa caloosha gaarta oo iduhu yeeshaan."
Wadaag:
Ari dhanka dabayshu u socoto u goosmid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Midab madow oo ku dherersan macasha ilaa sakaarka idaha.
m.dh
Wadaag:
Neef ido ah wax deyl leh ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Dabaysha, firada, heerka iwm oo ka soo hormara roob di'i raba.
m.l
Wadaag: