Qeexid

"(-ynmay, -ymantay; -ynmi) Wax deyn qaba noqosho (qof)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deyman oo kali ah:
  • Wararka ayaa xusaya in lacagtaan Shilin Somaliga oo dowladda Puntland horey u diidey in laga hirgalayo degaanadeeda la shegeey in lasoo siiyey dad reer Puntland ah kuwasoo deyman ku lahaa dowladii uu madaxda ka ahaa Cabdulahi Yusuf.
  • Ganacsadahaan oo fasax ka haystey DFKMG ah ayaa waxaa la sheegayaa in deyman ku lahaa DFKMG ah xilligii ay ku sugneyd magaalada Jowhar.