Qeexid
"Qof lacag iwm amaahin. ld deyni."
[-iyay, -isay]
deym yay
deym say
f.g2"Qof lacag iwm amaahin. ld deyni."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax deyn galay noqosho. ld deynow.
f.mg1
Wadaag:
(-ynmay, -ymantay; -ynmi) Wax deyn qaba noqosho (qof).
f.mg1
Wadaag:
(-dad, m.l) Dhis wareegsan oo aqallada iwm lagu wareejiyo ama horay looga yeelo. ld deyr.
m.l
Wadaag:
Midab madow oo ku dherersan macasha ilaa sakaarka idaha.
m.dh
Wadaag:
D. ah: faras dibad joognimo ku barbaaray oo aan la laylin.
D. ah: qof iskorisnimo ku barbaaray oo akhlaaq xun.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Deyn lagu lahaa iska gudid (qof).
f.mg1
Wadaag:
Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.
D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: