Qeexid

"ld deyd."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deyr oo kali ah:
  • Hawlaha ka socda dugsiga waxa ka mid ah dhammaystirka deyrka lagu soo wareejinaayo dugsiga iyo sidii wax looga qaban lahaa tirada ardada oo soo kordhaysa sannadba sannadka ka sii dambeeya.
  • Dadkaan oo aan wax shaqo ah ku laheyn rabshadaha ka socda Muqdisho ayaa dhawacyadoodu aad u daran yihiin, iyadoo qaarkood xaaladooda caafimaad laga deyrinayo.