Qeexid

"Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm."

Qeexid Xigta

Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaab oo kali ah:
  • Qadhaabsi sidoo kale loo yaqaano Qaraabsi ( ingiriis : Gathering) waa shaqada lagu soo ururinayo midhaha iyo khudaarta dhirta duurjoogta ah.
  • Qoxootiga Soomaalida ah ee kasoo barakacay abaaraha iyo rabshadaha ka jira dalka Soomaaliya waxaa ay ku soo qulqulayaan xeryaha Dhadhaab.