Qeexid
"eeg dhaabadee. ld dhaabadays."
"eeg dhaabadee. ld dhaabadays."
Wadaag:
Maanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Wax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax meel lagu dhaabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax meel lagu dhaabay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Qallaco awrta qooqani isu geysato kolkay dagaallamayaan; qaniinyo.
Gubaabo.
m.dh
Wadaag:
Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm.
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.
m.dh
Wadaag:
Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax, wax kale xoog ugu mudid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
eeg dhabaabacee. ld dhabaabacays, dhabaabaco.
m.f.dh
Wadaag: