Qeexid
Xarig wax la dhacleeyay ahaansho. ld dhaalcaysan, dhaclaysan.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Xarig wax la dhacleeyay ahaansho. ld dhaalcaysan, dhaclaysan.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld dhaaclaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaaclaysan. ld dhaaclaysnaansho, dhaalcaysnaan, dhaalcaysnaansho,
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaaclee. ld dhaalcayn, dhaclayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld dhaaclaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhaaclaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld dhaaclaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax ebyan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan.
Qeexid Xigta: Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro.
Qeexid Kale: Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax dhaxani hayso ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Cid dhiillo gashay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho.
Qeexid Xigta: Is dh.: qof dhuglaawe ah ama maahsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof, wax dhaartay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhaaclayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Weel wax buuxa ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono.
Qeexid Xigta: Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Wax wasakh marin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho.
Qeexid Kale: Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Rati la raraayo wax dhiga loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]