Qeexid
"Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee."
[-leeyay, -laysay]
dhaacle eeyay
dhaacle aysay
f.g2"Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee."
Wadaag:
Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan.
Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro.
Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.
m.l
Wadaag:
Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Xarig wax la dhacleeyay ahaansho. ld dhaalcaysan, dhaclaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dheri yar oo dhoobo ah.
Dhuun buuriga lagu nuugo.
Dhul bannaan oo biyo fariisin ah.
m.l
Wadaag:
(f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid.
(f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn.
(f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.
m.dh
Wadaag:
Hanti tashiilid.
Wax daryeelid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Maanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Dhabaale ku dhufasho.
Gubaabin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
eeg dhaaclaysan. ld dhaaclaysnaansho, dhaalcaysnaan, dhaalcaysnaansho,
m.f.dh
Wadaag:
Iyadoo lagu xumaynayo qof wuxuu yiri ama sameeyay ka daba sameyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax meel ka gudbin.
(f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin.
(f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin. 4. (f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin. 5. (f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: