Qeexid
"(-dad, m.l) Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa."
"(-dad, m.l) Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa."
Wadaag:
Neef qoob ka xirid si aanu u cararin.
Dheri, xeero, burjiko iwm tolid.
Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Dhaad ka xirasho (neef).
(f.g) Gabar doonid.
(f.mg) Ku dh.: cid si kalsooni ah isugu hallayn.
f.g
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Dhaqmidda; asluub; nolol.
Wax la isticmaalay, wax aan cusub ahayn.
m.l
Wadaag:
Wax qoobka laga xiray ahaansho (neef).
Wax la tolay ahaansho (dheri, xeero, burjiko iwm).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax ladnaani ka muuqato ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-imo, m.l) Summad geela lagu dhigo oo ah xarriiq goobaaban oo dadban oo tagoogta lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha.
ld dhaadhicid.
ld dhacdhac1.
m.l
Wadaag:
(f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid.
(f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn.
(f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.
m.dh
Wadaag: