Qeexid

"Neef qoob ka xirid si aanu u cararin."

Qeexid Kale

Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.

Qeexid Xigta

Dheri, xeero, burjiko iwm tolid.

Wadaag: