Qeexid

"(f.g) Wax meel ka gudbin."

Qeexid Kale

(f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin. 4. (f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin. 5. (f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.

Qeexid Xigta

(f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaafi oo kali ah:
  • K.R.) wuxuu yiri: ‘ Nebigu (صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ) wuxuu yiri: ‘ Qofkii u sooma bisha Ramadaan iimaan qab iyo ajar dalab, waa laga dhaafi doonaa dembiyadii horey uga dhacay (aan ka baa’irta aheyn.
  • Dimoqraadiyadda Somaliland wali halkaa may dhaafin.