Qeexid

"eeg dhaafi. ld dhaafis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaafin oo kali ah:
  • Dunida Ilaahay baa leh, wax kalena uma dhisnaan karto, dadkuna wax aan diin ahayn nolosha lama kaashan karo, weeye gundhigga fikirkoodu, haddana halkaa dhaafin kari maayaan.
  • Haddana sidaas oo ay tahay maanaan dhaafinoo, waxay ka mid tahay borogaraamkayaga aanu hadda doonayno in aanu ku tallaabsano, inkastoo ay dhibaato badani runtii jirto.