Qeexid
"Wax dhalaalaya ka dhigid."
Qeexid Xigta
Adke ka dhigid.
[-iyay, -isay]
dhaalal yay
dhaalal say
f.g2"Wax dhalaalaya ka dhigid."
Adke ka dhigid.
Wadaag:
Dheri yar oo dhoobo ka samaysan oo wax lagu karsado bunkana lagu dubto.
m.l
Wadaag:
Wax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dheri yar oo dhoobo ah.
Dhuun buuriga lagu nuugo.
Dhul bannaan oo biyo fariisin ah.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Dariiqada ama habka adke loogu beddelo hoor iyadoo la adeegsanayo kul iyo cadaadis.
m.dh
Wadaag:
Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal1.
m.l
Wadaag: