Qeexid
Abqo.
Abqo.
magac / noun
Lab / masculine
urur / collective
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dhaameel gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaameelso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ceel biyo ka doonid.
Qeexid Xigta: Weel buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel qori kasamaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyogeela lagu maalo; haruub; doobi.
Qeexid Xigta: Wixiiwaxay arkaan iska raacaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Saansaan dhallaan isu yeelid; iscarruurayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaami. ld dhaamis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhaamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Dhar iwm wax la dhaamay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Naag maamulka guriga aad ugu fiican; gaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Qof arradid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono.
Qeexid Xigta: Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhay2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dheri yar oo dhoobo ah.
Qeexid Xigta: Dhuun buuriga lagu nuugo.
Qeexid Kale: Dhul bannaan oo biyo fariisin ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Wax wasakh marin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho.
Qeexid Kale: Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Neef qoob ka xirid si aanu u cararin.
Qeexid Xigta: Dheri, xeero, burjiko iwm tolid.
Qeexid Kale: Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]