Qeexid

"Ceel biyo ka doonid."

Qeexid Xigta

Weel buuxin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaami oo kali ah:
  • Ceelasha dooxa ee biyaha laga dhaamiyo, maadaama dooxa la dhigo xashiish aad u badan, dadweynahana ay dhibaato ku yihiin biyahaasi caafimaadlkoodu marka biyo cidhiidhi dhacana laga soo dhaamiyo, waa in arrintaas laga fekeraa waxna laga qabtaa.
  • Miyaanu dhaamin ka aan waligiiba kubkiisa biyaha marin?