Qeexid

"ld dhaamin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaamis oo kali ah:
  • Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino dhulka la geliyay taas oo lala bartilmaamsaday ciidamada xilli ay u socdeen biyo dhaamis.
  • Xili roobaadka Gu’ga ayaa da’aya iyada oo deegaamo badan oo ka tirsan laga soo sheegayo abaar xoogan oo meelaha qaarkood sababtay in biyo dhaamis ka jiro.