Qeexid

"Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaar oo kali ah:
  • Ganacsatadii lahaa lacagta ay qirteen burcadda la xukumay ayaa la sheegay in la dhaarin doono, markaas kadibna lasiin doono lacagahooda, iyadoo arintan ay aad uga yaabisay dadkii Maxkamada goobjooga ka ahaa.
  • Odinga oo ka hadlayey xaflada dhaarta ayaa tibaaxey in uu ogyahay in shacabka Kenya jeclaan lahaayeen xukuumada intaas ka tiro yar balse tanu khasabtey si loo ilaaliyo danaha dhinacyada kala duwan ee Kenya.