Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
dhaarsad
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaarsad oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `dhaarsad`
dharaarsad
Qeexid
ld dharaarsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhaarsan
Qeexid
Qof, wax dhaartay ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhacarsad
Qeexid
ld dhacarasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhararsad
Qeexid
ld dhararsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhaarso
Qeexid
Qof dhaar marsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhaarsasho
Qeexid
eeg dhaarso. ld dhaarsad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhawrsad
Qeexid
ld dhawrsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhaansad
Qeexid
ld dhaansasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhaarsanaan
Qeexid
eeg dhaarsan. ld dhaarsanaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhaad
Qeexid
Neef qoob ka xirid si aanu u cararin.
Dheri, xeero, burjiko iwm tolid.
Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhaafsad
Qeexid
ld dhaafsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhaad
Qeexid
(-dad, m.l) Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhaar
Qeexid
Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhaarshil
Qeexid
Dheef yar oo aan waxtar weyn lahayn oo lagu eedoobo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhadhaarad
Qeexid
ld dhardhaarasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
darsad
Qeexid
ld tarsad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhaari
Qeexid
/dh Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhaari
Qeexid
/2 (-ryay, -riday/-risay; -ryi) Naas caanihii laga idlaystay nuugid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-riday,-risay)
Wadaag:
dhaaro
Qeexid
Ku dh.: dhaar marid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: