Qeexid

"(-cyo, m.dh) Nabar xanuun leh oo oogada ku dhaca."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaawac oo kali ah:
  • Labada qof ee dhaawacantay ayaa la soo gaarsiiyay isbitalka weyn ee magaalada Beledweyne halkaasi oo lagu daweenaayo.
  • "Weerarkan wuxuu ahaa kii sadexaad ee guryaheena lagu soo qaado, afar ka mid ah eheladayda ayaa ku dhaawacmay, sidoo kale mid ka mid ah ilaaada Yuusuf Xayle iyo haweeney daris nala ah ayaa iyaguna dhaawacmay" ayuu yiri Xil.