Qeexid
"(-cyo, m.dh) Nabar xanuun leh oo oogada ku dhaca."
"(-cyo, m.dh) Nabar xanuun leh oo oogada ku dhaca."
Wadaag:
(-cay, -cday; -wici) Nafley nabar xanuun leh gaarsiin.
f.g1
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (daaw.) Kala go'a qaab dhiska xubin ama sooh oo ay keento dhibaato dibedda ugu timid.
m.l
Wadaag:
Wax la dhaaway ahaansho. ld dhawan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhaawac gaarey ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) Wax dhaawac gaarey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lagu qaato.
Dh. ah: hanti si xoog iyo sharcidarro ah lagu soo qaatay.
ld dhicid.
m.l
Wadaag:
Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha.
ld dhaadhicid.
ld dhacdhac1.
m.l
Wadaag:
Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid.
Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.
f.g3
-wday, -watay
Wadaag:
Habaar; Inkaar.
Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo.
ld dhaawid. ld dhaw1.
m.l
Wadaag:
Cid habaarid.
Cid Jin, dabayl iwm ka daaweyn.
ld dhaw2.
f.g1
-way, -wday
Wadaag:
eeg dhaawan. ld dhaawanaansho, dhawanaan, dhawanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi.
Hal hal u qubasho; daadad.
Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.
m.l
Wadaag:
Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto.
ld dhabbicid.
m.l
Wadaag: