Qeexid
Wax la dhaaway ahaansho. ld dhawan.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax la dhaaway ahaansho. ld dhawan.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaawan. ld dhaawanaansho, dhawanaan, dhawanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld dhaawan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-cmay, -cantay; -cmi) Wax dhaawac gaarey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax dhaawac gaarey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Nabar xanuun leh oo oogada ku dhaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) (daaw.) Kala go'a qaab dhiska xubin ama sooh oo ay keento dhibaato dibedda ugu timid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -wici) Nafley nabar xanuun leh gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Qeexid: (f.g) Wax wasakh marin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho.
Qeexid Kale: Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Habaar; Inkaar.
Qeexid Xigta: Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo.
Qeexid Kale: ld dhaawid. ld dhaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -way, -wday
Qeexid: Cid habaarid.
Qeexid Xigta: Cid Jin, dabayl iwm ka daaweyn.
Qeexid Kale: ld dhaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono.
Qeexid Xigta: Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhaawacnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -wday, -watay
Qeexid: Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid.
Qeexid Xigta: Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaawo. ld dhawasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhaawanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld dhaawanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaawacan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Wax meel lagu dhaabay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhaaw1, dhaawis, dhaw1, dhawid, dhawis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]