Qeexid
"Ilmo la seexinayo, si tartiib ah oo aan kala go' lahayn gacanta ugu garaacid."
Qeexid Xigta
Haldal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraashdo.
"Ilmo la seexinayo, si tartiib ah oo aan kala go' lahayn gacanta ugu garaacid."
Haldal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraashdo.
Wadaag:
Si aayar ah oo gacanta loogu garaaco carruurta marka la seexinayo.
Hadal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraahdo. ld dhabaandhebid.
m.l
Wadaag:
Wax nabar ku dhufasho.
Nin, naag u galmood.
ld dhaaw2.
f.g1
Wadaag:
(-dhebay, -dhawtay; - dhebi) U q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow2.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.
f.g1
Wadaag:
Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.
m.l
Wadaag:
Baaq si aayar ah afkagacanta loogu garaaco si cid hadlaysa looaammusiiyo.
ld afdhabaandhabid.
m.l
Wadaag:
Si cidhadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacantaugu garaacid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Dhabaale ku dhufasho.
Gubaabin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Hab geelu u ordo oo afarta addinba mar qaado. ld dhabaabacayn.
m.dh
Wadaag:
Qof, dhaandhaan ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg afdhabaandhab2.ld afdhabaandhab1, afdhabaandhaw.
m.f.dh
Wadaag:
Cid habaarid.
Cid Jin, dabayl iwm ka daaweyn.
ld dhaw2.
f.g1
-way, -wday
Wadaag:
(-rro, m.dh) Oogada nafleyda, inta ka bilaabata surka salkiisa ilaa meesha lafdhabartu ku dhammaato; dul.
m.l
Wadaag: