Qeexid
"Meel duleesha wax la dhababay ahaansho."
[-bnaa, -bnayd]
dhababan naa
dhababan nayd
f.mg4"Meel duleesha wax la dhababay ahaansho."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Oogada nafleyda, inta ka bilaabata surka salkiisa ilaa meesha lafdhabartu ku dhammaato; dul.
m.l
Wadaag:
(-bqay, -baqday; -bqi) Sacab, durbaan iwm oo hees, ciyaar iwm loo tumayo isla heli waayid.
f.mg1
Wadaag:
Karti isha dadku leedahay oo la rumaysanyahay inay cid wax ku yeeli karto.
m.dh
Wadaag:
Sacab, durbaan iwm oo ciyaar, hees iwm loo tumay oo aan laysla helin.
Dhiin yar, baaldacarka fiiddiisa ku samaysma, sida malabka u macaan oo la cuno.
m.l
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
Wax la dhabaqtiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Si xoog leh oo cid sacab fidsan dhabanka looga dhufto.
m.dh
Wadaag: