Qeexid

"(-nno, m.dh) Wejiga labadiisa dhinac midkood."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaban oo kali ah:
  • Hilow iyo kalgacal aannu isku qabnay darteed haddii aanu isku dhegnay, dhabanadana iska dhunkanay, waxaan la yaabay isbedelka ku dhacay.
  • Shaqada ilkuhu waa ineey burburiyaan iyo jajabiyaan walxaha afka soo dhexgala iyo ineey qaab u sameeyaan dhabanada.