Qeexid
"Fikir iyo walaac oo sacabka dhabanka lagu qabto. ld dhabannahays."
"Fikir iyo walaac oo sacabka dhabanka lagu qabto. ld dhabannahays."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Si xoog leh oo cid sacab fidsan dhabanka looga dhufto.
m.dh
Wadaag:
Qof dharbaaxo dhabnaha kala dhicid.
f.g2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
Meel duleesha wax la dhababay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
eeg dhabaabacee. ld dhabaabacays, dhabaabaco.
m.f.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Oogada nafleyda, inta ka bilaabata surka salkiisa ilaa meesha lafdhabartu ku dhammaato; dul.
m.l
Wadaag: