Qeexid
Wax macaan cunid.
[-saday, -satay]
f.g3Wax macaan cunid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Sacab, durbaan iwm oo ciyaar, hees iwm loo tumay oo aan laysla helin.
Qeexid Xigta: Dhiin yar, baaldacarka fiiddiisa ku samaysma, sida malabka u macaan oo la cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bqay, -baqday; -bqi) Sacab, durbaan iwm oo hees, ciyaar iwm loo tumayo isla heli waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh.
Qeexid Xigta: ld dhaqsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dhabqiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Degdegid; ku dheerayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhabaqso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Candho dharaq ka maalid ama ka nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhabaqsan. ld dhabaqsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhabaqtirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax dhabaqsan dhabaqa ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Koore duug ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Wadaan aad u dhammaatay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Oogada nafleyda, inta ka bilaabata surka salkiisa ilaa meesha lafdhabartu ku dhammaato; dul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhababid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Meel duleesha awdid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (xis.) Tiro laba u qaybsanta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la dhabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Wejiga labadiisa dhinac midkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]