Qeexid

"Dh. ah: hawl culus oo lagu"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhabarjab oo kali ah:
  • Cismaan Cilmi boqore ayaa waxay dhabarjab weyn ku tahay Sh.
  • Dhamaan arimahaas kor ku xusan waxay saamayn ku yeesheen dhabarjabna ku noqdeen Shirka ka socda Jabuuti kaas oo dad badan ay ka dahsoon tahay xaqiiqadiisa dhabta ah.