Qeexid Xigta
ld dhabbis1.
ld dhabbis1.
Wadaag:
Is dh.: wax hurda iska dhigid.
U dh.: wax u qabasho.
f.g
-say, -stay
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Jid ay baabuurta, xoolaha iwm maraan oo cagta lagu bixiyey. ld dhabbo.
m.l
Wadaag:
Waddo si joogto ah u marid.
Xaskul la duugay tumid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
/mg3 Dhabbac u jiifsasho (qof). ld dhambacaadso.
f.g
-cday, -catay
Wadaag:
Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto.
ld dhabbicid.
m.l
Wadaag: