Qeexid
"Xaar lo'aad oo qoyan; faanto. ld dhabcaan."
"Xaar lo'aad oo qoyan; faanto. ld dhabcaan."
Wadaag:
(-lo, m.l) Naag aan hantideeda wax ka bixin. ld dhabcaalad.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nin aan hantidiisa waxba ka bixinin; bakhayl, muudal.
m.l
Wadaag:
Wax dhabbac u jiifa ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Meel duleesha wax la dhababay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl).
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Oogada nafleyda, inta ka bilaabata surka salkiisa ilaa meesha lafdhabartu ku dhammaato; dul.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: wax dhab ka dhigid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Jid ay baabuurta, xoolaha iwm maraan oo cagta lagu bixiyey. ld dhabbo.
m.l
Wadaag:
Cayaar, hees iwm dhabaq gelin. ld dhabji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: