Qeexid
"Ku dh.: cid dhabdarro kula kicid."
[-ooday, -ootay]
dhabdarro oday
dhabdarro otay
f.mg3"Ku dh.: cid dhabdarro kula kicid."
Wadaag:
Baqdin weyn darteed la jareyn.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Ku d.: qof, cid kale gaf ku samayn.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Ka e.: anshax xun ku kicid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Biyo meel sare fadhiya ka daadin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
Ku g.: waxaan gar ahayn qof ku samayn.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Ku dh.: gardarro ku kicid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Qaab xumaanta ay wax leeyihiin; qaabxun. ld qaabdarri.
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl).
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.
m.dh
Wadaag: