Qeexid
"eeg dhabgeli."
"eeg dhabgeli."
Wadaag:
Isu dh.: waxyaabo meel wada gelin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dheeli. ld dhayalin, dhayalis1, dheelis1, dheelsiin.
m.f.dh
Wadaag:
Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro.
Dadka inta da'da yar.
Dh. ah: qof da' weyn.
m.dh
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl).
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
(-nno, m.l) Kobta casaanka ah oo derinta darfaheeda lagu tolo.
m.dh
Wadaag:
Sharci, barnaamij iwm hirgelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: