Qeexid
"Dhaqaaleynta iyo tashiilidda hantida."
Qeexid Xigta
Quuddarraynta. ld dhabiilid.
"Dhaqaaleynta iyo tashiilidda hantida."
Quuddarraynta. ld dhabiilid.
Wadaag:
Wax tashiilid.
Wax quuddarrayn.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Si dhab ah u xisaabtamid.
f.mg1
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl).
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.
Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nin aan hantidiisa waxba ka bixinin; bakhayl, muudal.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Oogada nafleyda, inta ka bilaabata surka salkiisa ilaa meesha lafdhabartu ku dhammaato; dul.
m.l
Wadaag:
Cayaar, hees iwm dhabaq gelin. ld dhabji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: