Qeexid
"Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl)."
[-btay, -batay]
dhab tay
dhab atay
f.mg3"Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl)."
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
Dhegaha daaman ku garaacid iyaga oo madaxa ruxaya (xoolo, ugaar, dugaag iwm).
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Oogada nafleyda, inta ka bilaabata surka salkiisa ilaa meesha lafdhabartu ku dhammaato; dul.
m.l
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Jid ay baabuurta, xoolaha iwm maraan oo cagta lagu bixiyey. ld dhabbo.
m.l
Wadaag:
Shimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; caddadhuuni.
m.dh
Wadaag:
Cayaar, hees iwm dhabaq gelin. ld dhabji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka dh.: wax dhab ka dhigid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag: