Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Dhab noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhabow oo kali ah:
  • Waa riyo dhabowdey in imtixnaadka hal mar la wada qaado Puntland….”
  • Taasi waxay ii dhabowday dhowaan kolkii aan akhriyey sheekadiisa labaad ee lagu magacaabo ROGE.