Qeexid
"Dh. ah: qof maankiisa wax u dhimmanyihiin; dhaandhaan; sacsac; sawir."
"Dh. ah: qof maankiisa wax u dhimmanyihiin; dhaandhaan; sacsac; sawir."
Wadaag:
Wax dhabqalallo ku sameyn.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Cayaar, hees iwm dhabaq gelin. ld dhabji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho.
m.dh
Wadaag:
Wax dhalaalaya ka dhigid.
Adke ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo.
ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.
m.dh
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl).
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag: