Qeexid

eeg dhabqi. ld dhabjin, dhabjis, dhabqis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhabqin oo kali ah:
  • Shariif ayaa intaas ku daray in Dowladu ay diyaar u tahay inay la wareegto guud ahaan dalka, talaabadana ay tahay mid diiwaan lagu gelinayo ciidamada si aanay xaaladu isugu dhabqin.
  • Shariif ayaa intaas ku daray in Dowladu ay diyaar u tahay inay la wareegto guud ahaan dalka, talaabadana ay tahay mid diiwaan lagu gelinayo ciidamada si aanay xaaladu isugu dhabqin.