Qeexid

Si loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhacadiid oo kali ah:
  • Hammigayga ugu wayni wuxuu ahaan jiray ka soo jeedsashada xafiis wada muraayado ah; ku dhacadiidsashada kursi wareegaya; ku tamashlaynta gaadhi madaw; ku hoyashada guri gaydh wayn leh iyo ku hoysashada gabadh qurxoon.
  • Kursigii weynaa bay weli ku dhacadiidaa.