Qeexid
"Dacdiid u seexasho. ld dhacdiidso."
[-saday, -satay]
dhacadiids aday
dhacadiids atay
f.mg3"Dacdiid u seexasho. ld dhacdiidso."
Wadaag:
Qof dhabar u seexasho. ld dhacdiid2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Si loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid.
m.l
Wadaag:
eeg dhacadiidso. ld dhacadiidsad, dhacadiidsi, dhacdiidsad.
m.f.dh
Wadaag:
Cagaar soo baxa waqtiga jiilaalka ah.
Dhirta dhulka oomanaha ah ka baxda oo biyaha badan, oo xoolaha daaqayaan oomin.
Xoolaha, oo dhirta jaadkaas ah, la daajiyo.
m.dh
Wadaag:
Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho.
Nirig naas maraq ka furasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) La dhacay; xoolihii laga qaaday.
f.mg1
Wadaag:
(-cmo, m.l) Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.
m.dh
Wadaag: