Qeexid

"(-cmo, m.l) Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhacan oo kali ah:
  • Xilka qaadis Taliyahasi ayaa waxay ku soo aadaysaa xili Amaanka Puntland uu noqday tusbax Afka laga furay oo ay habeen kasta ka dhacan gudaha Bosaso qaraxyo xidhiidh ah kuwaasi oo aan la aqoon cida ka danbaysa.
  • Wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay noqotay mid aanu amankeedu wanaagsanayn, iyadoo ay ka dhacana dagaallo u dhexeeya ciidamada DF iyo kooxaha ka horjeeda.