Qeexid
"ld dhacadiidid."
"ld dhacadiidid."
Wadaag:
Qof dhabar u seexasho. ld dhacdiid2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Si loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid.
m.l
Wadaag:
Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin.
Dhawr mar dhicid.
f.mg1
Wadaag:
Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi.
Hal hal u qubasho; daadad.
Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.
m.l
Wadaag: