Qeexid
"Daal aad u badan."
"Daal aad u badan."
Wadaag:
Biyo iwm wax heerkay joogeen hoos uga dhacay ahaansho.
Daawo, fiiso, iwm wax waqtigii loogu talaggalay dhaafay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.
m.l
Wadaag:
Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal1.
m.l
Wadaag:
Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.
Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nin aan hantidiisa waxba ka bixinin; bakhayl, muudal.
m.l
Wadaag:
Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho.
Nirig naas maraq ka furasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn. ld dhaldhalaalid.
m.l
Wadaag:
Hantida qof dhintay looga haro.
Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
m.l
Wadaag:
Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey.
ld dhambalid.
m.l
Wadaag: