Qeexid

"Qof wax fahamsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhacsii oo kali ah:
  • Waxaa looga baahan yahay inay qaadaan olole weyn oo dunida looga dhaadhacsiinayo qadiyadda Soomaalida, gaar ahaan ujeeddooyinka Itoobiya.
  • Hase yeeshee haddii uu khalad jiro, waxa eedda yeelanaya cidda leh masuuliyadda in dadka si sax ah loo dhacsiiyo goorta xisbiga Siyaasadeed lagu magacaabi karo xisbiga dawladda, iyo marka kale.