Qeexid

"(-bbo, m.dh) Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhadhaab oo kali ah:
  • oo Soomaali ah oo ku Dhibban Xadka Kenya Waxaa xerada Dhadhaab ku dhibban 2000 oo qaxooti Soomaali ah oo dhowaan hakad la geliyey tiro in ay dib ugu laabtaan dalkooda.
  • “Dadku halkaan (Dhadhaab) maysan iman lahayn haddii hay’adaha gargaarka loo oggolaan lahaa inay markii hore deegaannadooda gargaar ugu geeyaan.”