Qeexid
"(-ayaal, m.l/dh) (jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggolaada, tusaale biyaha roobka, inay dhex galaan dabadeedna ka dhex dusaan; tusaale fiican waxaa u ah dhadhaabaha noocaan ah dhagax la yiraahdo dhagax bataax."
"(-ayaal, m.l/dh) (jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggolaada, tusaale biyaha roobka, inay dhex galaan dabadeedna ka dhex dusaan; tusaale fiican waxaa u ah dhadhaabaha noocaan ah dhagax la yiraahdo dhagax bataax."
Wadaag:
Meel leh dhagax fidsan oo is haysta.
Meel maydka lagu dhaqo.
m.dh
Wadaag:
(-bo, m.l) (jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysantahay; walaxdaas oo ka kooban macaadin; mararka qaarkood waxay ka koobantahay hal macdan oo kaliya, laakin sida badan waxay ka koobantahay dhawr macdannod.
m.dh
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Dhaqxaan u tuulmay dhadhaab salceedyo, badanaa lakabeedyo (sida, biyaha hoostooda) oo sameeya midka mid ah saddexda nooc ee waaweyn ee dhadhaabaha kuwaa oo sameeya oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood.
Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Dhagax adag amase waxyaalaha kale ee dabacsan ee ka hooseeya ciidda dhulka dushiisa. Mararka qaarkood dhagaxaas adag, boqolaal mitiir buu ka hooseeyaa dhulka dushiisa, hase ahaatee inta badan waxaa laga helaa meelo ka gun gaaban. Meelaha janjeerkood u ama tiiradoodu aad u sarrayso, dhadhaabo saleedku waa qaawanyahay oo ma laha ciid daboosha.
m.l
Wadaag:
Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow.
ld dhadhalid.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale xoog ugu mudid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin.
Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Dhagxaan ka timid magma dhalaashan oo adkaatay, waana mid ka mid ah saddexda nooc ee dhadhaabaha ee qolofka dhulku ay ka koobantahay.
m.l
Wadaag:
(-dyo ..., m.dh) (jool.) Dhadhaabo shiileed oo ku qaboobey (adkaaday) dhul aad u hooseeya, halkaas oo qaboobiddu gaabiso, macdanaha kala duwan ay waqti qaadato wirqeysigooda.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) H. ah: dabinkabood; lumid. ld habow1 (2).
m.l.kh
Wadaag: