Qeexid
"(-dyo, m.dh) (jool.) Dhagxaan ka timid magma dhalaashan oo adkaatay, waana mid ka mid ah saddexda nooc ee dhadhaabaha ee qolofka dhulku ay ka koobantahay."
"(-dyo, m.dh) (jool.) Dhagxaan ka timid magma dhalaashan oo adkaatay, waana mid ka mid ah saddexda nooc ee dhadhaabaha ee qolofka dhulku ay ka koobantahay."
Wadaag:
(-dyo ..., m.dh) (jool.) Dhadhaabo shiileed oo ku qaboobey (adkaaday) dhul aad u hooseeya, halkaas oo qaboobiddu gaabiso, macdanaha kala duwan ay waqti qaadato wirqeysigooda.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Dhagax adag amase waxyaalaha kale ee dabacsan ee ka hooseeya ciidda dhulka dushiisa. Mararka qaarkood dhagaxaas adag, boqolaal mitiir buu ka hooseeyaa dhulka dushiisa, hase ahaatee inta badan waxaa laga helaa meelo ka gun gaaban. Meelaha janjeerkood u ama tiiradoodu aad u sarrayso, dhadhaabo saleedku waa qaawanyahay oo ma laha ciid daboosha.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Dhaqxaan u tuulmay dhadhaab salceedyo, badanaa lakabeedyo (sida, biyaha hoostooda) oo sameeya midka mid ah saddexda nooc ee waaweyn ee dhadhaabaha kuwaa oo sameeya oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.
m.l
Wadaag:
Meel leh dhagax fidsan oo is haysta.
Meel maydka lagu dhaqo.
m.dh
Wadaag:
(-bo, m.l) (jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysantahay; walaxdaas oo ka kooban macaadin; mararka qaarkood waxay ka koobantahay hal macdan oo kaliya, laakin sida badan waxay ka koobantahay dhawr macdannod.
m.dh
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) (jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggolaada, tusaale biyaha roobka, inay dhex galaan dabadeedna ka dhex dusaan; tusaale fiican waxaa u ah dhadhaabaha noocaan ah dhagax la yiraahdo dhagax bataax.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) Awlallada qolalkooda yaryar oo shinnidu malabka ku kaydsato.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale xoog ugu mudid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bab ..., m.l) (jool.) Erey mararka qaarkood lagu isticmaalo in lagu muujiyo qaabka dhulka.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.l) Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
m.dh
Wadaag: