Qeexid
"(-bbo, m.dh) Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo."
"(-bbo, m.dh) Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo."
Wadaag:
Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm.
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.
m.dh
Wadaag:
Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow.
ld dhadhalid.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l) (jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysantahay; walaxdaas oo ka kooban macaadin; mararka qaarkood waxay ka koobantahay hal macdan oo kaliya, laakin sida badan waxay ka koobantahay dhawr macdannod.
m.dh
Wadaag:
Meel leh dhagax fidsan oo is haysta.
Meel maydka lagu dhaqo.
m.dh
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) (jool.) Dhadhaabaha iyagoo dulal leh awgeed, biyaha u oggolaada, tusaale biyaha roobka, inay dhex galaan dabadeedna ka dhex dusaan; tusaale fiican waxaa u ah dhadhaabaha noocaan ah dhagax la yiraahdo dhagax bataax.
m.l
Wadaag:
Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood.
Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax, wax kale xoog ugu mudid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax dhadhankooda hubin. ld dhadhemi, dhandhami, dhandhemi, dhedhemi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
In yar oo wax dhadhankooda lagu ogaado. ld dhadhemo, dhandhamo, dhandhemo, dhedhemo.
m.dh
Wadaag:
Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo.
Macaan. ld dhadhen1, dhandhan1, dhandhen1, dhedhen1.
m.l
Wadaag: