Qeexid
"ld dhardhaar1."
"ld dhardhaar1."
Wadaag:
Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood.
Dhagax weyn oo la qaadi karo.
ld dhardhaarid. ld dhadhaar1.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l) (jool.) Walax adag ee qolofta dhulku ay si weyn uga samaysantahay; walaxdaas oo ka kooban macaadin; mararka qaarkood waxay ka koobantahay hal macdan oo kaliya, laakin sida badan waxay ka koobantahay dhawr macdannod.
m.dh
Wadaag:
Meel leh dhagax fidsan oo is haysta.
Meel maydka lagu dhaqo.
m.dh
Wadaag:
Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
Lebbis.
m.l
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.
m.l
Wadaag:
Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.
m.dh
Wadaag:
Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow.
ld dhadhalid.
m.l
Wadaag:
/dh Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan.
m.l
Wadaag:
/2 (-ryay, -riday/-risay; -ryi) Naas caanihii laga idlaystay nuugid.
f.g1
Wadaag: