Qeexid
"Qof dhadhamo siin. ld dhadhensii, dhandhansii, dhandhensii, dhedhensii."
[-iiyay, -iisay]
dhadhansi iyay
dhadhansi isay
f.lg2"Qof dhadhamo siin. ld dhadhensii, dhandhansii, dhandhensii, dhedhensii."
Wadaag:
eeg dhadhansii. ld dhadhansiis, dhadhensiin, dhadhensiis, dhandhansii
m.f.dh
Wadaag:
Wax dhadhankooda macaansasho. ld dhadhenso, dhandhanso, dhandhenso, dhedhenso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax dhadhankooda carrabka ku garasho.
Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen2, dhandhan2, dhandhen2, dhedhen2.
f.mg1
Wadaag:
Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo.
Macaan. ld dhadhen1, dhandhan1, dhandhen1, dhedhen1.
m.l
Wadaag:
egg dhadhanso. ld dhadhansad, dhadhansi, dhadhensad, dhadhensasho, d
m.f.dh
Wadaag: