Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) ld dhadhan2."
"(-amay, -antay; -ami) ld dhadhan2."
Wadaag:
Wax dhadhankooda carrabka ku garasho.
Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen2, dhandhan2, dhandhen2, dhedhen2.
f.mg1
Wadaag:
Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood.
Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax dhadhankooda hubin. ld dhadhemi, dhandhami, dhandhemi, dhedhemi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
In yar oo wax dhadhankooda lagu ogaado. ld dhadhemo, dhandhamo, dhandhemo, dhedhemo.
m.dh
Wadaag:
Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow.
ld dhadhalid.
m.l
Wadaag: