Qeexid
"eeg dhad. ld dharid."
"eeg dhad. ld dharid."
Wadaag:
ld dhar
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax huur u ah noqosho (badar).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
ld dhadhemid, dhandhamid, dhandhemid, dhedhemid.
m.f.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.
m.dh
Wadaag: